Noocka mid ah beeyadda Somaliland oo la helay moxor madawga ama bosswellia occulta oo aan aduunka intiisa kale bixin ayaa waxa ku guulaystay PROFESSOR Ahmed Mohamed Dhunkaal

Nooca cusub ee beeyadda ka mid ah o.o loo yaqaano geedka at ka baxdo moxor madawga ayaa daah ka rogideeda waxaa iska kaashaday axmed maxamed dhunkaal iyo saynisyahano maraykan ah o.o at hogaamiso haweeneyda anjanette decarlo iyo Stephen JOHNSON cilmi baadhistan oo mudo socotay ayaa lashaaciyey 1dii March ee sanada 2019 loona aqoonsaday inaytahay nooc cusub oo ka duwan moxorlabka iyo maydiga .

 

 

Ahmed Mohamed Dhunkaal

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker