Waxay Ahayd In Aas Qaran Loo Sameeyo Saraakiishii La Dilay: Barnaamijka Tempo Afric TV Somaliland USA Program
Barnaamijka Tempo Afric TV Somaliland USA Program iyo waraysiga Mohamud Geedwareershe oo taabtay Xaalada Xukunka degdega ah ee Sanaag iyo dilkii saraakiisha, Doorashada Golaha Wakiilada iyo talada ah in Laba Xisbi lagu galo iyo guud ahaan xaalada dhaqan dhaqaale ee Somaliland.
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program
Minneapolis, Minnesota, USA