GAADHIGII GUDDOOMIYE CIRRO
GAADHIGII G UDDOOMIYE CIRRO
KEENE IYO KORDHIYE.
KEENE. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi gaadhigii
G/CIRRO ee dawladu qaadatay ee la soo celiyay waxa looga
Shakisan yahay in wax lagu soo rakibay ama la suneeyay
Bal saaxiib adna malee.
Kordhiye. Saaxiib sidaa horaba loo sheegay cilmigii heer halisa
Ayuu gaadhay oo waxa ka mida in raashin aad cunayso
Oo dabeed sannad ka dib ama ka badan aad udhimanayso
Markaa saaxiib gaadhiga waxa lagu samayn karaa wax ama
Wax lagu dhegaysto ama sun muddo dheer ka dib loo dhinto
Markaa waxa aan taageer sanay maqaalkaa hore loo qoray
Ee ah in la iibiyo gaadhigaa weliba si degdega.
Guuleed liibaan snm1710@livecom