Warbixin Ku Saabsan dalxiiska xeebta Batalaale ee magaalada Berbera

Xeebta Batalaale oo kamid ah xeebaha loo dalxiis tago ee magaalada Berbera ayaa waxay soo jiidatay indhaha dalxiisayaal tiro badan, waxaana maalmaha fasaxa gaar ahaan jimcayaasha halkaasi taga dalxiisayaal badan oo ka kala taga magaalooyinka Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker