Daawo:-Hogaanka Dhaqanka Ee Beelaha Makaahiil Oo Iclaamiyey Wakhtiga La qabanayo Shirweynaha Beelahaasi Ay Qabsan Doonaan..
Boorrama-(own)-Hogaanka Dhaqanka Ee Beelaha Makaahi Ayaa Magaalada Boorama Ka Iclaamiyey Wakhtiga La qabanayo Shirweynaha Beelahaasi Ay Qabsan Doonaan Dhawaan, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan