Ururka Gaaroodi waxa uu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudoomiyaha shirkada Telesom
Ururka Gaaroodi waxa uu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudoomiyaha shirkada Telesom, Mr Abdikariim maxamed iid, iyadoo jartidiisa iyo aqoontiisu keentey in shirkada telesome ku guulaysato inย ay noqoto shirkadaย ugu wanaagsan shirkadaha adeega isgaadhsiintaย bixiya qaarada Africa 2018, tartanlaas op lagu qabtey South Africa.
Shirkadu waxay number one ku qaaday, hufnaan, daahfurnaan, adeeg wanaag, iyo kalsoonida buuxda ee ay ku qabaan shacabka reer Somaliland.
Shirkada Telesom waxay ka qayb qaadayey horumarka iyo dhismaha qaranka Somaliland. shirkadu waxay aduunka bartey qaranka Somaliland, arintaas oo waxweyn ka tari doonta ictiraaf raadinta Somaliland.
Gudoomiyaha ururka Gaaroodi
Dr.Ali hassan