Daawo:-“9 Bilood Ayuu Joogay Bil Kaliyana Muu Imanin” Gudoomiye Hay’ada Barakacayasha Somaliland Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudomiye Ku Xigeenkiisii.
Hargaysa-(OWN)-Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) Gudoomiyaha Hay’adda Qanoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay iskana fogeeyay eedaymo uu u jeediyay Gudoomiye ku xigeenkii Hay,addaasi oo uu dhwaan Madaxweyne Muuse Xilka Ka qaaday, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan