Ku Dhawaad 20 Qof Oo Uu Ka Mid Yahay Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare Oo Hore Nabiga Usheegtay Ayaa Lagu Dilay Gaalkacayo Alshabaan Ayaa Sheegtay Weerarka.

Gaalkacayo-(OWN)-Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo.

Weerarkan ayaa isugu jira mid is qarxin ah iyo weerar toos ah oo lagu bartilmaameed saday xarunta wadaadkaas.

Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxa.

Sababta ay u beegsadeen waxay ku sheegeen inuu af lagaadeeyay nabi Maxamed NNKH horey ayay Alshabaab digniin ugu dirty.

Wixii warar ah ee arrintan ka soo kordha dib ayaan idinkala socon siin doonaa.

Gaalkacayo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker