Xisbigii Wadani & Ciraba sawkuwii iyagoo arkaya Codkoodii la dhacay, u taanusaley Wadanka, maxaa Odayo Cunfi Qabiil & Xagjirnimo Reereed kuwada hantatacaya ay …

Siilaanyo qabyaaladiisii uu Wadanka ku qaybiyey ayaa Reerkii kale ee Muuse Jeegaanta la baxay ay Wadankii
waxay bareen, Qabyaalad Cunfi Reeraysan oo labada Reer aad moodo inay isku mid yihiin, oo Jeegaan & kelmadaha
ay ku celceliyaan Mujaahidiin Siilaanyo & Muuse oo Kulmiye isu dhiibay.
Bal Hadaba, Shacabka Somaliland wada mujaahidiin ayey ahaayeen, oo qof walba qaxii & Burburkii wuu taabtey
hadana Siilaanyo & muuse waa kaadh ay xoqdaan oo shacabka ay ku marin habaabiyaan Mujaahidiin.
Sidaas Darteed, Siilaanyo durbaankii lala ag taagnaa ee loo garaaci jirey wuxuu Gudoomiyihii SNM, hadana meel
uu xoreeyey ama ka dagaalamay ma jiro, oo kolkuu SNMtii dabada hayey waa kuwii iska bedeley ee Lodan uu ku
raaxaysanayey, Muuse Shaanina inuu Dumarka Sabaayada la dubayey ayey sheegeen Dumarkii faanibayey oo isna
meel uu ka dagalaamay lama sheegin, Laakiin runtu waxa weeye waxay ujaahidiin ku yihiin Dhiiga Shacabka S/Land
ee Muusana anigoo wax dili kara duco qaadan maayo ee uu Dadkii dib u qixiyey, Siilaanyana Kaalshaale & RRU uu
Xabad umad la dhaco ayuu Mujaahid ku noqdey.
Bal Hadaba, Odayada Xagjinimada Qabyaaladu Madax martey ee Cali Gurey & Ina Xaashi Cilmi Siilaanyo Gambadho
ayey ugu fadhiyeen, imikana Muuse ayey Reernimo waa daadax ee Dadka kale & wadani ayaa Dad xuna, & Kuwa
Qabyaaladu hurda la,aan ku ridey & Cunfigu waa Ninka Huteel Guuleed leh, Hankiinu ha dhaafo Reer Hebel &
Cudurka Ciro & Wadani idinku noqdey ee hurda la,aanta ka qaadeen,
Sidaas Darteed, Muuse Shaani Reerkiisa Cunfiga qabyaaladu Madax martey ka liqa Kiniin idinka daweeya Cunfiga
xagjirnimada Qabyaalada, Wadani & Ciro & Shacabkuba waa Somaliland ee Siilaanyo & Muuse & Jeegaantu iskama
laha keligoode.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker