Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo weerar afka ah ku qaaday Dowlad Goboleedyada Dalka

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa marka hore sheegay in Shaqa kasta oo loo qabanayo dowladnimada Soomaaliya loona laabanayo ay yihiin Xildhibaannada Golaha Shacabka.

 

Waxaa uu sheegay in marnaba aan la aqbali karin in Baarlamaanka kasta markii uu Saddex sano ka Shaqeeyo wixii ka dambeeya la yidhaahdo albaabada haloo laabo sidoo kale aysan 10 nin matali karin masiirka dadka Soomaaliyeed,waxaana uu si kulul u weeraray dowlad Goboleedyada.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker