DAAWO: “Somaliland Way Xidhay Xuduudeeda…” Maxamed Kaahin Oo Itoobiya Ku Wareejiyay Gaadiid Laga Lagala Soo Baxsaday Kana Hadlay Goobta Lagu Soo Qabtay Gaadiidkan
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa gaadiid ku wareejiyay dawladda Itoobiya waxaanu ka ka hadlay goobaha ay ka soo qabteen gaadiidkan, Halkan hoose ka DAAWO