SOMALILAND MUSHKILADDA KOOBAAD MAAHA QABYAALADI IYO MAAMUL ISKU MILMAY OO QUDHA EE MACLUUMAADKA (INFORMATION) AYAA QALDAN ISTIMAALKIISA.

SOMALILAND MUSHKILADDA AAN LA DHAADIN EE MAAMULKA KHIBRAD LA’AANTIISA KA DHALATAA AYAA MASHAAKIL HOR LEH XUKUUMAD IYO DAD WEYNE KU HAYSA, MAXAA SIDAA WACAY, ISTICMAALKA INFORMATION KA EE HAB MAAMUL WAA INUU SHAQADA ULA FAL GELAYAA SI SHARCIYEY SAN OON HADDUU QOFKU SHAQADA AAN KHIBRAD IYO TACLIIN KU IMAN UU WAX KALE ISKA TOOCSAN DOONO DABADEED WUXUU ISKU DIFAACINA WAA QABYAALAD, MADAXWEYNIHII IGMADAYNA IYO WADANKII HALKAA SAY DHIBI UGA IMANAYSAA UU QOF GAASI GARANWAAYEY SIDUU (INFORMATION) IYO DECISION MAKING) ugu dhaqmayo.

(Information) sideedaba waxaa xambaarsan oo laga soo dhex siibayaa waa afar shay oo qofkastaa leeyahay : personality oo ah shakhsiyaad dii qofka, Attitude kii oo ah dabeecad xummadii qofka iyo prejudices kii oo ah EEXDII KU DHEX samaysneyd qof ka, iyo belief ka oo ah waxa uu qofku rumaysanyey waa Diinta. markaad tahay qof masuula oo maamul noocuu doono ha ahaadee waxaad macluumaadka(information) aad ku shaqaynayso ka soo dhex siibaysaa afartaa shay ee kor ku Xusan oon la ogolayn in (Mith Qaala Darratin) ama saxar yari ka soo raacin oo aad isticmaasho xagga maamulka iyo go’aan qaadashada hab cilmaysan oo ka duwan qofka suuqa jooga ee waxbarasho soo Marin ee aqoon ta cilmi-ka-nadiifta ah.
GO’AAN QAADASHADA HAB CILMIYEYSAN BAY LEEDAHAY MARKA XAGGA MAAMUL WANAAGGA LAGA HADLAYO: go’aan qaadasho du waxay leedahay (khaasatan) xagga maamulka (process), waxaa ugu horeeya (requirements) oo ah HUBSIIMO-HAL-BAA-LA SIISTAA, waxaad u baahantay MACLUUMAADKA oo dhan waa inaad hubisaa ururisaa intaanad go’aan gaadhin waa inaad (establish criteria, course of action, forecast outcome, action plan, implementation iyo monitor outcome iwm ay wada maraa process kaa.
Somaliland xafiisyada waxaa ku badan
Markasta oo uu qalad jiro xagga maamul xumada ka soo curtaa Inuu qofka xafiiska joogaa inuu telephone ka qaybsado oo oday ama suldaan ama wasiir ama saaxiibo ama madaxtooyo uu isku qaadaa oo halkaa arintii maamul xumadiisa ka dhalatay ay reer hebel saacad gudaheeda isugu bedesho, dhaqaalihii wadanka wax badan kharash garayso, madaxweynihii oon waxba arinta ka OGAYN ceebo aanuu shaqo ku lahayn lagu afuufo. Waxyaalaha Somaliland ka dhacayaa waxaa wax badani ka bilawdaan (Information) oo si qaldan loo istimaalo maamulka dhexdiisa. Waa (area) u baahan training aad u badan in shaqaalaha Dawladda la siiyo. Arinkastana oo mushkiladda in baadhid lagu sameeyo sida uu ku bilawday iyo halkuu ka bilawday intaan Suldaan iyo Caaqilo la foongarayn ama aan media ha iyo microphone ka la korin.
MBASHE (MEERKAT)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker