Gudoomiyaha Baarlamaanku wuxuu Gudoomiye Naasir uuga qaaday, isaga Laftiisa ayaa, …..

Gudoomiyaha Baarlamaanku wuxuu Gudoomiye Naasir uuga qaaday, isaga
                                          Laftiisa ayaa, Xaaraantii uu ka qaatey Mooshinadii Berbera & Haamaha & saldhiga
                                         uu u baqdey in baadhitaanku galo, kolkaa Baashe waa tuugii ugu weynaa ee Siilaanyo
                                        & Xukuumadiisii Wadanka la boobay.
Baashe Gudoomiyaha Baarlamaanku waa inuu xilka is casilaa, Shacabka Somaliland wuxuu baarlamaanka Boob
& rbashado ka samaun jirey waa la ogaa, oo ahaa inuu Xukuumadii Siilaanyo ee wadankii wada xaraashtey Cir
Dhul & Badba uu qaybta ugu weyn qaatey, kolkaa Naasir Cali shire inuu Baashe axamed ka bilaabo ayey ahayd
oo Hantida Umada ee uu dhacay la sheego oo uu Daaro & Duunyaba ka samaystey.
Baashe isagaa xaaraan ku fadhiya Kursiga oo Marxuunkii Talyanle xoog & Lacag ay ugu boobeen Kulmiye & Xuk-
uumadahoodu, Baashe wuxuu Xaaraanta & Tuugada & Laaluushka uu ugu Samayen jirey siilaanyo & Kulmiye waa
 la ogaa ee uu Shraci daro Kursiga & gudoomiynimada ugu qabsan jirey Gudoomiyihii Ciro.
Sidaas Darteed, Hal Xaaraani Nirig xalaala ma dhasho, Baashe Maxamed Faarax isagaa Kursi xaaraan ku fadhiya
isaga Xoola xaaraan u dagaalama, isagaa Hanti xaaraana qaata, isagaa Maal xaaraana Cuna, oo u dagaalama xaaraan
& xaqdaro oo wuxuu Feedhka Cabdiraxmaan uula dhacay ee uu dhulka uuga tuurey ay ahayd xaaraan uu u doodaayey.
Sidaas Darteed, Baashe waa Gudoomiye weligiiba aan Xalaal aqoon oo xaaraanta taageera, imikana in Xalaal la raadiyo
oo kuwii xoolaha Umada cunaey laga daba tago, ma jecla oo waataa intuu Tv,yada soo fadhiistey ku andacoodey
Dahab Shiil Xaqiiu Umada ee uu dhacay ee lagu sheegay waanu kaa raali gelinayna, hada waa xaaraanta ayuu raali
gelin siinaya.
aashe Imikana isaga awooda Gudoomiyaha adeegsanaya, ayuu ka qaadey xilkii Naasir Cali Shire sideed xaaraanta la
cunaey u soo qaadey, Baashaw adiga & Siilaanyo & kulmiye Ilaahay ayaama khayraadkaa umada hadinka qabto, xaqa
umada eed cunteen Ilaahay wuu idinku gubi Aduun & aakhirba oo mahadin maysaa.
Nin Xoolo agoomeed & Xoola madeed cuney, aduun & aakhiro Olol & Naar, ee Baashaw Xaaraanta aad taageerayso
Aduun & aakhiro seeg, & Ubadkaaga & Reerkaaga & Naftaada waa wax u taala, Dahab-Shiil, Cali Mareexaan & Cid kale
oo ku soo dirtey oo Ninkaa naga qabo, oo xilka ka qaad ku tidhina, Qabriga kuu raaci maayaan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker