INKAARTII S/LAAN OO JABUUTI KU DHACDAY

INKAARTII S/LAAN OO JABUUTI KU DHACDAY

Keene iyo kordhiye.

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi xeebtii yarayde

S/LAAN  lagu saliday ee innala colka ahayd ee dhaqaalaheena iyo

Aqoonsigeenaba ka dhanka ahayd waxa ( ILAAHAY ) ku saliday

Carbtii iyo erateriya oo isu kaashaday dabeed heshiis ka dhex riday ETOOBIYA

Iyo ERETERIYA . taasoo aanay itoobiya ubaahan doonin dekada JABUUTI

MARKAA CUNAQABATAYN-TUU islahaa BERBERA saar ayaa xagga (RABI )

LAGA SAARAY.

KORDHIYE . saaxiib waxa aanay dad badani ogayn in cadawga S/LAAN

Ee ugu weyni uu yahay CUMAR GEELAHA JABUUTI

Oo xukuumad ku sheegeenan halalawgii ay ugu horrayso

Waxay ku hadaaqaan dawlada jabuuti ee aynu saaxiibka nahay

Marmar baan idhaa qafka hadalkaa le yaa ka ag jooja aad cunaa qabatide

Oo uu ugu horeeyo CAWS IYO BIYA KUNOOL

 

GUULEED LIIBAAN    SNM1710@LIVECOM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker