Badaluu xeer 12 .waa maxay xeerkan waalan burcokacday barina kac waan soo dhaweynaynaa hadalkaa muraad

asc dhamaan shacabka Somaliland waan salaamayaa doraad waxaa hadlay Mayor muraad oo ka hadlay xaqiiq jirta maaha inuu gobolo diidan yahay ama madaxweynaha waa xaquuq asaasiya oo jirta oo gobolka ka maqan iyo dhamaan gobolada bari hadii aan waadixiyo dalka dawlad baa ka jirta dawladona waa ka jiri jireen goboladu xuduud bay lahaayeen tusaale xiligii siyaad waxa ka yimaada somalia laascanood gobolka aanay ahayn waxa lagu cashuuri jirey gobolka ugu nsoo horeeya ama halka u fadhido kastam cashuureed gobolka Togdheer cashuurtuna meel uun bay wada iman jirtay hada maxaa jira xiligii yabyabka la ahaa hadii ina cigaal keenay arinkan oo uu islahaa cashuurta midee oo berberaa wax lagala soo degaaye ku wada cashuur dhawr iyo labaatan sano oo dawladii kobocday maamulkii gacanta ku hayso maxaa keenay xoolaha burco berbera halau cashuuro khasnadeeda ha galeen hadii burco saylad xoolaad rabto dee ha samaysato degaankeeda xoolaha lagu iibsado ha cashuurato burcona waxba loogama jaro berbera ayey ku biraysan tahay waa isha dhaqaalaha goboladu si ay u kobcaan waa inay cashuurtooda qataan dhamaan gobolada kalena is garab tagaan boorame waa gobol waxa jabuuti ka yimaada waa inay cashuurtaa ee saylac soo dhaafa hubisaa wixii cashuur ka dhiman qadaa waayo saylac baa ka horaysa oo soo cashuuraysa waa ina la soo celiyaa nidaamkii dawladnimo ee cashuuraha tusaale burco 2.5 million badh xoolo ah ayaa lagu kala iibsadaa sanadkii arafada inta kale iska daa waxa lagu cashuuraa berbera xagay ka keentay dhaqaalaha ay ku faanayso isha dhaqaalaha waligeedba somalia xiligeedii burcaa ahayd berbera maxaa lagu cashuuri jirey maxaa lagu kala iibsadaa waa halkii JAWAANE UNSIGII BARIGAA MEELO KALE KA URURAYA UDGOONAYSIIYEY waa in parlament reer bari taageeraan arinka miiskana la keenaa
fg hada dawladii waxba kama dhinmin xukuumadu haday burco ,sool,sanaag xukunto waxay xaq u leedahay inay keensato cid maaliyada u qabata cashuurta only dee ma cashuurta berbera iyo gabiley lagu qadaa dawlada u tagta kuwa u tegi mayaan xukuumadeey isa ama waa lagu sixi waxan aad u hanbalyey nayaa dhamaan xildhibaanada Togdheer qaar muquurtaan arkaa kii yaraa ee BIDHINA MEE nagnaglaha ahaa beri buu odhanayaa waxayagii waa haysanaa iyo qaar kale oo xoghayihiina mee ma wuxu mooday in berbera la haysto inkastaanu cod lahayn oo uu xoghaye yahay dawlada u shaqeeya waa iska ok waa in gudoomiyaha gobolkuna arinkan is barbar tagaa haduu yahay in gobolka horumarkiisa iyo wax qabsigiisa jecel raba aanu isu arag masuul dawladu magcawday wixii gari gar wixii gardaro ahina hadhan arinkan yaan la siyaasadayn ..–
  jama adan mire
   xudun ,sool,saland
tuse ,toosiye,tilmaame
      wa bilaahi tawfiiq
moonlight_mcss@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker