Musharaxa Putin la tartami lahaa oo laga mamnuucay in uu ka qeyb galo doorashada Ruushka

Guddiga doorashada Ruushka ayaa diiday ninka la tartamaya Putin oo lagu magacaabo Boris Nadezhdin inuu u tartamo doorashada madaxtinimada ee Ruushka bisha soo socota.

Mr Nadezhdin ayaa aad u dhaleeceeyay dagaalka buuxa ee Vladimir Putin uu ku qaaday Ukraine markii ay aadka u adkeyd in dagaalka la dhaleeceeyo.

Mr Nadezhdin ayaa baraha bulshada ku sheegay inuu ka hor imaan doono go’aankaas oo uu dacwadiisa geyn doono maxkamadda sare ee Ruushka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker