Haweeney ka furatey magaalada Jigjiga xarun lagu dayactiro gawaarida

Inta badan haweenka Soomaalida, ayaa laf dhabar u ah dhaqaalaha qoysaskooda.

Haddana, waxaa jira shaqooyin ay dumarka kuyar yihiin, ama aan loogga baran inay qabtaan.

Howlahaas ayaa waxaa kamida ka ganacsiga gaadiidka iyo dayac tirkiisa, amaba cillad bixinta gawaarida, taasoo ah mid u baahan murug lana xiriirto howl adag.

Sidaas oo ay tahayse waxaa jirta haweeney u bareertay culeyska makaaniknimada gawaarida.

Waa Sucaad Maxamed Yuusuf, oo ku nool magaalada Jigjiga, waana gabadha kaliya ee magaaladaasi ku leh geerish gaadiidka lagu hagaajiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker