Ugaasad Loo Caleemo Saaray Beesha Dagoodiye Saransoor Ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Suldaan, Caaqil, Ugaas, Garaad IWM marka aad maqasho waxaa kugu soo dhacaya nin beeshiisa u ah oday dhaqameedka ugu sarreeya.

Kaalintaas waxaa muddo dheer lagu yaqaannay ragga, laakiin toddobaadkan ayaa haweenka mid ka mid ah beelaha dega gobolka Waqooyi Bari Kenya waxay caleemo saarteen ugaasad.

 

Xabiiba Macow Yuusuf, “Waxaan ugaasad u ahay beesha Dagoodiye Saransoor, waxaana la ii caleema saaray mideynta tolka iyo nabadgelyada” ayay tidhi.

 

Xabiiba ayaa sheegtay inay ugaasad u tahay dhammaan tolkeeda, balse ay si gaar ah u caleema saareen haweenka beesha.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker