Ciidanka Booliska ee Gobolka Salal oo Soo qabtay Maandooriye Tiro Badan.
Taliyaha Qaybta Booliska-ka Gobolka Salal ayaa ka hadlay Maandooriye tiro badan oo ay ku qabteen magaalada xariirad oo ay la wadaagaan xad ahaan labada dal ee Somaliland iyo Ethiopia.