Sooyaalka Taariikhda: Ex-Wasiir Samaale “Haddii Sharciga la ilaalin-waayo, Cidina madax noqon mayso”

Halkan Waxaanu idinku soo gudbinaynaa Qayb ka mid ah Keydka iyo Sooyaalka Siyaasadda Somaliland iyo xilligii Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiillada sannadkii 2005-tii, xilligaas oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu madashii shirka ka jeediyey siyaasi Cabdicasiis Samaale oo xilligaas loo doortay Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Golaha Wakiillada, isagoo halkaas ku soo gudbiyey cabashooyin la xidhiidha cabbudhin ay Golaha ku hayso xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.

 

Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Hadalkii uu Samaale ka jeediyey madashii kalfadhiga lagu doortay Shir-guddoonkii Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahai (Cirro).

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker