Soomaalida Nairobi Oo Maanat Dibadbax Dhigay Ay Kagasoo Horjeedaan Weerarkii Alshabaab

Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada nairobi ayaa maanta halkaasi ka oogay banaanbax ay uga soo horjeedaan weerarkii dabley hubaysan ay talaadaddii la soo dhaafay ku qaadeen dhismaha DusitD2 ee xaafada Westland ee Nairobi.

Soomaalida xaafadaa ku dhaqan ayaa maalmihii la soo dhaafay oo dhan walaac ka qabay jawaabta ay hey’adaha amaanka ee Kenya ka bixin doonaan weerarkaas, oo uu sheegtay ururka Al-Shabaab, gaar ahaan in ciidamadu ay soo bartilmaameedsadaan Islii.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker