Qorshaha Imaatinka Farmaajo ee Hargaysa

Qorshaha Imaatinka Farmaajo

Abiye ayaa Addis Ka soo duuli doona oo Muqdisho ugu Iman doona Farmaajo Kadib KHAD TOOS ah oo Muqdisho ilaa Hargeysa ayay Ku Iman doonaan. Waxaa sidan loo doortay in la muujiyo in Hargeysa tahay caasimada 2aad Soomaaliya. Macnaha waa duulimaad Gudaha ah (Domestic Flight).

Warkaasi waa xaqiiqo hadda ayaana la go’aamiyey. Farmaajo wuxuu diidey khad ADDIS ILAA HARGEYSA ah. Nin la ciyaari Kara ninkaasna ma arko!

 

Xamse Cabdiraxmaan Khayre

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker