Waxaanu diyaarineynaa in xaafad ka tirsan Hargeysa loo bixiyo SOOL ,” Maayir Mooge.

“ Arinta Laascaanood in Geedka nabad la wada fadhiisto uma baahna in shuruud lagu xidho dhaqankeena iyo diinteena Islaamku-ba sidey dhigayso .

Xeerka Caasimadu ee diyaarintiisu socoto waxaa ku qoran in wiil reer Laascaanood ahi Maayar Hargeysa ka noqon karo hadii uu kartideeda la yimaado .

Waxaanu diyaarineynaa in xaafad ka tirsan Hargeysa loo bixiyo SOOL , nasiib daro rag-na Hargeysa reer sool ha ka soo guuraan ayay leeyihiin …”

Maayarka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sidan hada yidhi .

Ilays News

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker