Weriyaha Eryal TV Ceerigaabo oo Xorriyaddiisii dib u helay

Hargeysa (Hargeya (OWN) Weriye-C/raxmaan Maxamed Xiddig oo telefishanka Eryal TV uga hawlgala magaalada Ceerigaabo ayaa saaka xorriyaddiisii dib u helay, kaddib markii khamiistii lasoo dhaafay Maxkamadda Rafcaanka G/Sanaag kajebisey xukun adag oo Maxkamadda Degmada Ceerigaabo 15/01/2020 ku riddey weriyahan, Waxana sii deynta weriyahan dedaal badan kasameeyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland  (SOLJA) oo uqabtay qareenka difaacayey weriyahaas.

 

Oodweynenews.com/Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker