Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Hadlay Xadhiga Musharraxiinta Xisbiyada

Komishanka Doorashooyinka JSL War-Murtiyeed uu soo saarey ku caddeeyey in Liisaskii Komishanku baahiyey ee Musharixiinta Golayaasha Wakiilada & Degaanadu ay leeyihiin Xasaanad Sharci taasoo KDQ uu farayo hay’adaha ay khusayso inay si buuxda u tixgaliyaan.  Komishanka  waxa uu si buuxda u caddaynayaa dhawrsanaanta sharciga iyo Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr.91/2020 uu siinayo Musharixiinta rasmiga ah muddada ay ku jiraan Hawlaha Doorashada. Sidaas daraadeed, waxa uu Komishanku si rasmiya ugu gudbiyey hay’adaha ay khusayso sida ay muhiimka u tahay tixgalinta xuquuqaha Xeerku jideeyey. halkan hoose ka akhriso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker