Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Waxyeellada Roobku Gaadhsiiyay Deegaanada Sallaxley

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Ka Hadlay Waxyeellada Roobku Gaadhsiiyay Bulshada Magaalada Sallaxley.

Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka hadlay roob daybaylo wadata oo shalay ka da’ay magaalada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex, roobabkaas oo gaystay khasaare baahsan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker