Maxaa Ka Jira In Ciyaaryahanka Griezmann uu ka cadhooday sida shirkadda Huawei ay ula dhaqanto Muslimiinta shiinaha

Xiddiga reer France ee Antoine Griezmann ayaa sheegay inuu soo afjarayo heshiiskii Maalgelinta xayeeysiinta ku saleysan ee uu kula jiray shirkada Huawei kadib markii uu sheegay in shirkada isgaadhsiinta ee Shiinaha ay ku lug lahayd dabagalka Muslimiinta Uighurs.

Warbixin dhowaan la soo saaray ayaa lagu sheegay in shirkadda Huawei ay tijaabisay barnaamij aqoonsi oo wajiga ah, kaasoo booliska ka caawin kara inay ogaadaan dadka Uighurs.

 

Shiinaha ayaa wajahay cambaareyn culus oo ku aadan sida uu ula dhaqmo dadka laga tirada badan yahay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker