“Xadhigga wariyeyaashu waa farriin shacbiga loo dirayo oo la doonayo in marka iyaga la cabudhiyo ..” Musharrax C/raxmaan Cirro
“Xadhigga wariyeyaashu waa farriin shacbiga loo dirayo oo la doonayo in marka iyaga la cabudhiyo kadibna shacbiga la cabudhiyo laakiin suurto geli mayso..” Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo xarunta C.I.D-da ku bookhday wariyeyaasha xidhan.