War-Deg Deg Ah:- Golaha Wakiilada Soaliland Oo Hadda Go’aan Ka Gaadhay Miisaaniyad Sanadeedka 2019-ka.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo meel mariyay odoroska miisaaniyad sanadeedka 2019 oo aykujirto soojeedintii gudiga dhaqaalaha ee lagaga saaray qarashaadkii warbaahinta laguwaday .

Waxaa fadhiga saaka goobjoog Ku ahaa 60 xildhibaan waxaana aqbalay meel marintaasi 46 xildhibaan , 12 waa diideen 1 mudane waa ka aamusay gudoomiyuhuna ma codeyn.

Waxaanay Isla saaka galeen 2bilood oo fasaxa xildhibaanadu. Faah-faahinta   Goordhaw Kala Soco Oodweyne/News.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker