Wasaarada Warfaafinta JSL Oo Fariin U Dirtay Warbaahinta Maxalliga Ee Ka Hawlgasha Somaliland

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil Oo ka hadlay Dhexdhexaadnimada Ololaha Doorashooyinka Asxaabta Qaranka, islamarkaasna fariin u diray Warbaahinta Maxalliga ee ka hawlgasha Somaliland .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker