Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu tababar siiyey, Ninka Gudoomiye Ku Xigeenka Buuni

Faysal ayaa Afhayeenka Muuse ahaa, ee ma isagu ku wareejiyey.
somalidu waxay tidhaahdaa Ri, hadii ay dub leedahay dabadeeda ayey ku qarin lahayn, buuni waa ninka Deegaankii
uu u dhashay 7 aamacdii Camuud looga eryey Guulwadayn uu Muuse & kulmiye u Guulwadeeyo.
Buuni Maanta isaga oon gaadhi karin xiitaa Kabihiisa Ismaaciil Buubaa oo la og yahay Wadankan wuxuu u soo galay &
halkuu Taariikhda kaga jiro, ayuu sidii Dameer intuu iska ciyayey uu Ismaaciil Buubaa uu leeyahay waxba kama oga wadankan
& taariikhdiisa.
Somaliland kolkey noocaas oo miidhan oo wuxuu yahay jirin, uu ka daba hadlo smaaciil Buubaa oo kale ayey S/Land fasaqantey.
Faysal Cali waraabe ayaa afxumada & Cid aanu gaadhi karin & Wixii Xisbiga wadani ku abtirsada ilaa u caayo, ama u hanjabo aan
seexan jirin, oo Kulmiye oo Siilaanya ah ama Muusahanba intuu xaga Da,mbe Habeenkii uuga galo, Baasiin lagu soo shuban jirey
caay Wadani ama haldoorka Wadanka ee ka damqada Somaliland Maanta halkuu Kulmiye gaadhsiiyey ama Jeegaantu.
Hadaba, Ninkan ka daba ciyey Ismaaciil Buubaa ee Xisbiga ucid afkiisa ku hadlaya, ee Buuni hadaad naf leedahay Camuud oo halkaad
u dha;ataya ayaa kaa yakhyakhsootey sida doqoniimada ee aad iskaga hadashid ee kulmiye 7 jeegaanta aad kaba ugu sido oo kaa
eridey Jaamacadii Camuud, Kolkaa in laguu jawaabo maha waayo, waxaad Somaliland ka tahay, waxaad Gobolkii aad ka soo jeeday
ka tahay & waxaad Xisbiga Ucid ee qayrkii ka hadhe ee Somaliland ay nacdey Waayeel & Caruurba, ee Faysal Teneg ku dawarsadio
aad adna dhex fadhido tihiinba ayaan jirin.
buuni ciidamada somaliland ee uu carabka ku godayo, ciidankii korneylkii caare wuxuu uga tegey ee qabyaalad & reero  inay
yihiin cid kastaa og, ee adigu malaha Ciidamada ayaanad garanayn ee Ismaaciil Buubaa soo wareyso wuxuu ka hadlayey isagaa
kuu sheego oo ku fahansiin, kolkaa u jawaab Ismaaciil Buubaa.
Muuse shaani & jeegaanta Buuniyaw baasiinka kugu soo shubatey ee kugu tidhi Ismaaciil Buubaa u jawaab, waxay og yihiin
xaqiiqda oo kama jawaabi karin, kolkaa kaagaas oo miidhan oon taariikh garanayn ayuey iska soo horayssiyaan, jawaa.
Muuse Shaani & taliyaha Ciidanka & xukuumadu haka jawaabto, ee adigu saw Dameer la soo kiraystey sidiisii uuma hadlaysid.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker