Wasiirka Maaliyada ee Qoyskii Siilaanyo, Aamina Weris & Moorgan & Samsam Duumbadii Xaaraanta ee ay sida Gafanaha ku jaqayeen Xoolaha Masaakiinta ka jaray, Hambalyo.

Wasiirka Maaliyada Hambalyo, kuwa Xoolaha Umada jaqa ee sida Dameerka
ugu naaxay kawada jar, Siilaanyo, Aamina Weris, Moorgan, Cali Mareexaan &
Habartii Samsam, Maxamuud Xaashi, & qaar kaloo badan.
Wasiirka Maaliyada Qoyskii Siilaanyo & indagaagey ee Kulmiye xaqa Umada ee
Debedaha wada dhigteen, Daaro haadheer & Guryo qaaliya kuwada dhistey kawada xidh oo wada xakamee.
Siilaanyo intuu Todobadii Sano wadankii xaraashay, Debedaha kuwada aastey
ayuu hadana, intii hadhay, ku jaqayaa Dubai Xaaraanti, inuu ku dumo miyaanu
ka baqayn, Gurigia ay isaga Aamina Weris ku raaxaysanayaan, ubxaanalaa.
Nin agoon ku xadey qalin khayr kama macaashee, in Bisha Ramadaan la sheeg-
o kuwa xaaraanta debedaha dhigtey, ee ku raaxaysanaya sida Siilaanyo, Aamina Weris, Samsam, Moorgan & na Xaashi, Cali Mareexaan & qaar kaloo
badan, wey eedi.
Siilaanyo & xaaraan cunka wey eedi , Aduun & aakhiro, waanay ku go,i  ileyn
waakuwaa aduun & aakhiraba dhaansada xaaraan & xaqdaraba, kolkaa Was-
iirka Maaliyada ku soco oo kawada jar jindagaagey Siilaanyo & aamina Weris
& kulmiyaba, Hambalyo, hambalyo.
Ramadaan Kariim.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker