Xukuumadda Somaliland Oo Saartay Wareegto Ku Saabsan Muuq-baahiyayaasha

Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo teknoolojiyadda Somaliland, ayaa soo saartay wareegto nuxurkeedu yahay dib u cusbooneysiinta hirarka isgaadhsiita, isla markaasna ay adeegsadan Muuq-baahiyayaasha (Cable TV).

 

Halkan hoose ka akhriso Nuxurka qoraalka kasoo baxay wasaaradda isgaadhsiinta iyo teknoolojiyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker