Madaxweyne yeeli maayno

Asalaama Alikukum dhamaan shacabka reer somaliland ama dhamaan inta afsomaliga ku hadasha ee ku xidhan mareegaha burcoonline iyo oodweynews, hada iyo jeer waxaan qoraalada kula wadaaga akhritasha marka aanka ku fursan waayo ,anigo jeclaayn inaan catarbaqash iska xarxariiqo ,xalaada maanta idamaqday waxaa weeeye marxalada waaa wadankeenu marayo ,oo runtii ah waaaciqi aan cabiri karo ,analysis ka SWOT oo.u taagan strength macnihii wixii wadanka u wanaagsan iyo weaknesses ama jileec ,opportunities oo aan ah fursadaha iyo threats khataraha ,hadaaynu ku.horaynu strength ama wuxuuu ufiican maaanta bal aan ku dhiradee madaxwyne caadaliya Alle ina siiyey nin wadankan usoo halgamay ,oo u hanweeyn,inuu dalkan meel sharaf leh gaadhsiiyo ,balse waxaan arka umadan ninkeed cuna oo u badan,dad qabyaayalad ,haraaysay iyo cunfi qabiil ,iyo jahli 80 jir saday kasooo hadheeyey umadeena badi ,Alle haynaga saree .maaanta somaliland waxaay tubta saartay wadaadii barwaaqo,soranka hadaaynu dhinac fiican indhaha ulalino,waaynu arki wanaagaan ka hadlayo,mana ihi nin iska qiirodee cadaaymo baan eegi karaaa ,hadaaynu eegno dakhliga maaliyadu waa kordhayaa sanadba ,sanadka ka danbeya ,dalkeena waxaa ku dhiiraday maalgelin  oo wataas ,DP world durba khariida caalamka inagu dartay ,waa run dal aan citaaraaf ka haaysan qaramada midobay balse Alle baa ina citaarafay. kalsooni nafteenana waa ku qabnaa ,aaynu gacmaha isqabsano. wadankenu aaynu wax kasoo saarno.jileeca ina haya waxaa weeye horta institutions keenu ama haayeheenu waa kuwo maanta aad oran karto waa socod barad weeye ,xaga dhismaha ilaa dagaladi wixii burburay inkastoo aay kasoo,reeyeen oo wadoyinku yara hagageen international standard iyo xitaa standard wadamada jarkeenu maa gaaadhsisina uma dhowa. Qodobka ugu weeyn e ina hortagan waxa weeye qabyaalad iyoo eex ,waxaa weeye pointga ciwaanka aan.uga dhigtay waxaka weeye madaxweeyne dhalinyarada wadanka masiirkisa danta ka leh wanu diidnay in odayaal koofiyd baclayaaal ah oo maskaxdiii samano cune ku jirto wadanka naga walan. ,wadanka sharcigu ha shaqeeyo ,ninka dadka kala qaybina incite gareya ama kicinta wada ama boqornimo ha shegtee ama  suldaan ku sheeg ee meeyey sharcigii qabanayey nimankan qaadku ragaadiyey iyo qabyaaladu ,hadaanu nahy dhalinta wadanka ninkii ka horistaagaya, horumar iyo himiladiisa goddheer oo aan kasoo bixin halagu hubsado banu soo jednaynaa.hadaynu eegno fursadaha uu wadanku haaysto waa badan tahy sida khayraadkii lasoo bixidisi oo so dhowaaatay ,international community oo I.dho kale inoo yeelatay ,sida 18may dhowaayd ,8mudane oo barlaamanka boqortoyada britian ba saxeexay in dawLadoodu aqoonsato ama u ulolayso sidii somaliland aqoonsi u heli lahaayd. sidoo kale aay uga mid noqon lahaayd dalalka barwaqo soraanka.Alhamdu Allah fursado badan baa u ifiya ishii cafimad qabta ,lakin ninkii cadifad ku jirto haka filan inuu wax arko wanaagsan.
Caqabadobadan ama khataro baaynu wajahaynaa oo ina horyaala ,mid kowaad waa xududahaas wadanka ,iyo.daagaalka siyaasadeed iyo mid diblomaasiyaded e inoga imanaya dawlada somalia iyo puntland ,markaan hadaan somalia puntland kala qaadaay dadbaaba layaabaya oo dee waaa isku mid balse wsxaa weeeye cadowgaagu haduu xitaa yaryahy lama sahashado,ama labido ,puntland dagaalkedu ma foga oo gaas baa raba inuuu helo legitimacy inu sii dheraaysto xilka maamulka ,balse uma socdo dhul so dhicis ,marxalada caqbadaha eee aaynu wajahnay ama wajihi donaaaa ,waa shacab somaliland qaaybo ka mida oo dareemaya faquuuq ama in cid wax ka duudsiday , balse inkastoo  wax kkjiraana jiraan hadana sida loo buunbinayey maaaha ooo sida mexico iyo.brazil laba iyo zero wxaaa lagu diray mexico waaa cabatay oo wsxay diri sidhwalihii neymar iyo brazil ,bu no hishayey taas waxaa ka dhigan xisbiga wadani iyo ciro .waxaa filayaa inaay jiraaan cabooshin xaqa sida inaan hogaaminta daalka cid kooto u xiran ama aan shekadu noqon hagbado laysu dhiibo balse xal lagu gaari maayo ,shir qabiil oo qabiladii kale lagu takooro iyo hadalo deelqaaf iyo dagaal ,taasu horaaynunhoraaynu uga qoomanayn isu awoodshegasho iyo ku xumee iyo.muuquuni,miyaaanay ka sharaf badnaayn yado labxadhni iyo in laaysu garoobo ,oo aaynu casharo kabarano xanuunadii shalay ???
Guuul iyo gobanimo
Fiiro gaaara :anigu waxaan ka madhahay qabyaalad iyo inaan sheeko qabiil ku tageero madaxweynaha .

 

Fuad Abdulahi galaydh

galaydh2015@outlook.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker