OPEN LETTER TO PM ABY AHMED, MD FARMAAJO, MD MUSE BIIXI, MD A. GAAS

Sidaynu wada ognahay Xukuumaddii Tigreyga ee Ethiopia dhibaatooyinka to aad u weyn Bay ku haysay shucuubta geeska Afrika oo dil iyo xadhig iyo kufsi iyo dhac maal a isagu jiray oo Joogta ah, waxaa a ka ama qaadan jiray dhammaan maamul goboleedyo badan oo askartoodu iyagaa si toos a uga amar qaadan jiray Xukuumaddii Tigreyga ee dhiigya cab ka ahayd ha u dhib badnaa do dhigi yacabkii ina I lay iyo liyuu police kiisii oo Somali dabar gooyey ha u badnaa aan shacabka ka soo jeedo qabiilka Ogaadeenka oo loo aanay ayey waa ONLF. Arinta noocana ee boqolaalka kun ee qof si arxan daro ah loogu laayey dad ay ku jireen dumar iyo caruur cidda ka badan wax wax ka qoray way yaraayeen ama mabay jirin. Ku meelaa kaga andacooda arimaha somalida ayaan wax ka qornaa oo professor sheegsheegtaa waxba kama qorin, nin walba waxa uu qorana waxaa ku dhex jira ujeedada uu u qoro badina waa adduun raadis oo si xaqa wax uma qoraan.

Maantiyo haatan isbedel khayr qaba ayaa Ethiopia ka socda dad badan oo MAGAFAYAAL DIRAYSYO MAAMUL SITAA SOO IIBSADEEN AYAA JEELASHA ETHIOPIA LAGA SOO DAAYEY LAAKIIN WELI DAD BADAN BAA KU XIDHAN SOMALIA IYO SOMALILAND OO IIBKOODII MAANTA JOOGAA SIDII SAAMBUUSE LAGA EEDAAMAY, IYANA WAXAA HAB OON IN JEELASHA SOMALILAND IYO SOMALIA LAGA SII DAAYO waayo Xukuumaddii Tegrayga ee iibsan jirtay iyo Ina Ilaygii Jeel Ogaadeenka Jigjiga haystay gabbal koodii wuu dhacay.
 Waxa warqad ani too ugu socotaa PM Aby Ahmed, MD FARMAAJO, MD MUSE Biixi MD A. GAAS si ay isbedelka cusub ee uu bilaabay Aby Ahmed inay la jaanqaadaan oo noqdaan (resilient) oo wixii hore iyo hab dhaqankii Xukuumaddii Tegrayga ee tsunami gu ku dhacay waa in xafiisyadoodii iyo askartii dadka ka iibi jiray ee odhan jiray waa ONLF la soo qabtay waa in maxkamado la soo taagaa. Waxaa igaga daran lacagtaa ay magafayaashu dadka ku iibsanjireen ay ka xajijireen oo ay ku cibaadaysan jireen SUBXAAN.
ALLAH SOMALIDA KAMA GARDARRA WAXAY ISKU SAMEEYAAN IYO SHACAB XUMMAANTOODA WAX A GARATADA NOQDAY EE SIDA XOOLAA QOLOBA MEEL KU XARAYSANTAY EE AY CIDLA KA XUN AY AYAAN BAA AYAAN DARO UGU WACAN.
MBASHE ( MEERKAT)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker