Madaxweyne Biixi oo sameeyey isku shaandheyn

Madaxweynaha Somaliland ayaa Agaasime cusub u magacaabay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.
Dhinaca kalena saddex Agaasime oo kale ayuu isku beddelay.
Agaasimihii hore ee Warfaafinta Maxamed Yuusuf, ayaa loo beddelay Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.
Agaasimihii hore ee Arrimaha Dibadda Maxamed Du’caale ayaa loo beddelay Deegaanka halka kii Deegaanka Cabdikariiim Aadan Cadde, la geeyay Warfaafinta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker