“Aniga Iyo Xildhibaan Barkhad Batuun Sifo Sharciya Ayaanu Isku Guursanay” Mushtaaq Cabdi Naano

“Aniga oo miyirkayga iyo maankayga qaba ayaan guursaday xildhibaan Barkhad Batuun, waxaanan u sheegayaa dadkan iska hadlaya Barkhad Batuun anaa doortay oo jecel””..Marwo Mushtaaq Cabdi Naano
Sidoo kale waxay fariin u dirtay cid kasta oo siyaasadaynaysa qoyska ay la dhisatay xildhibaanka aqlabiyada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker