Al-shabaab iyo meleeshiyada Macawisley oo ku dagaallamaya Shabeellaha Dhexe

Wararka laga helayo deegaanka Nuur Dugle oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaa saaka Al-shabaab weerar ku qaadeen isla markaana uu dagaal culus dhex maray iyaga iyo ciidamada deegaanka ee Macawisleyda loo yaqaanno.

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee dagaalka ka dhashay, balse wararka ayaa sheegaya in la maqlayay rasaas xooggan oo labada dhinac is waydaarsanayeen.

Halkaan kala soco faahfaahinta dagaalkaas iyo wararka ku soo kordha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker