Daawo:- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Eedeymo Kulul U Jeediyey Ficilada Uu Wado Wasiir Guribarwaaqo.

Hargaysa-(OWN)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay mar kale si adag uga hadleen dacwad uu wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ka gudbiyey telefishanada SAAB Iyo STAR waxaana ay sheegen in wasiirku uu wado ficilo lagu cabudhinaayo saxaafada…..Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker