Ciidamada Sirdoonka JSL Oo Nin Askari Ah Si Lala Yaabay Uga Kaxaystay

Ciidanka sirdoonka Somaliland ka tirsan oo lagu eedeeyo  inay magaalada Hargeysa dadka ka afduubtaan ayaa  xaafada Shacabka ee Hargeysa ka dhexqaadanaya nin ay ku daba jireen.
Goobjoogayaashu waxay sheegeen in gaadhiga cad ee xaajiyada ah ay iyaga oo hubaysan xoog ku saareen nin ka tirsan ciidanka booliska kaas oo ay aflagaadana u geysanayeen.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker