Xukuumada Somaliland Oo War Cusub ka soo saaray Qiimaha Shidaalka

Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL waxay faraysaa dhamaan Ganacsatada ka ganacsada Shidaalka,Jimlad iyo Tafaariikh ba in qiimaha shidaalka ee Bisha November uu ahaan doono sida ku xusan Warqadda Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiisku soo saartay 02/11/2021.Cidda Fulin weydana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker