Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Wasiirrada Carabta Ee Ka Dhacaya Dalka Urdun?

Urdun-(OWN)-Wasiirrada bey’ada Carabta ayaa kulan ku leh dalka Urdun halkaas oo ay uga hadlayaan arrimaha bey’adaha gaar ahaan dhibaatada.

Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)،Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

Shirkan ayey carabta uga hadlayaan Is-bedelka Cimillada adduunka iyo deegaanka waxaa uu hordhac u yahay shirka Nairobi.

Qaramada midoobey ayaa la sheegayaa in shirka bey’adada ku qaban-doonto Nairobi  March 11-15  Nairobi, Kenya,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker