saddexda xisbi haddii mid ka mid ahi waasho ama ay waddda waashaan, maxaa laga yeelayaa ama dawalddu yeellaysaa_???

Tolloo qaran dad badan baa waxay soo jeediyeen dastuurka hala furo qoddabada iii muuqdda ee dastuurka ku dhiman waxaa ka mid ah waooddiii xisbiyaadda lagu qaban lahaa, xisbiyadda haddii haddii xisbigu uu adka ka baxo maxaa laga yeelayaa yaase qabanayaa_???

Dastuurka Jamhuuritadda somaliland waxaa ku qoran dalku inuu yeesho saddex xisbi qaran_???
waxaa loo baahan yahay qodob kale oo ah haddii xisbiyaddu ama xisbi ka mid ahi lumiyo xisbinimaddiisaa sedee baa xasaanadda xisbinmo looga qaaddi karaa ama yaaka qaadinkara_???
tusaalle madaxwaunaha iyo madaxwayne ku xigeenka xilkaa waa laga qaadi karaa cidda ka qadaysaana dastuurka waay ku qorantahay
kolka xisbiganoow yaa qaabanaaye haddii ay xumadddo_???

by Cabdikariim Cali Ayaanle (cabdikariimboqore)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker