Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaalitya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashada Galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Hadaba Halka Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker