Somaliland Oo Cabasho Ka Muujisay Ergeyga QM James Swan

 

 

Xukuumadda Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujisay shaqada Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  Iyo Somalilad danjire James Swan, oo ay eedaymo kala duwan u jeedisay.

 

War kasoo baxay Xafiiska Wasiirka warfaafinta ee Somaliland oo ah afhayeenka dawladda ayaa lagu sheegay in Somaliland aanay aqbalahayn qorshaha uu wato danjire Swan, kaas oo Somaliland u arka maamul ka tirsan Soomaaliya isla markaana ay tahay in laga qabto doorashooyinka sanadka 2021-ka ee madaxtinimada.

Somaliland waxay walaac ka muujisay war-saxaafaded kasoo baxay xafiiska Swan, kaas oo tixraacaya sida Somaliland ay uga dhici karto doorashada Soomaaliya ee

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker