Musharax C/raxmaan Cirro Oo Been Abuur Cad Ku Tilmaamay Eedeyntii Wasiir Kaahin.

“Waxa Ina Kaahin caawa sheegay, waa beentii uu awalba caadeystay ee wax cusub maaha, waa been abuur aan sal iyo raad toonna lahayn, waa kaadh aad marar badan xoqday balse aad ku guul darraysatay.
Siyaasadduna been & Qaaxoolaji maaha. “
Murrashax Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker