Aadan Madoobe oo magacaabay guddi kasoo talo bixiya heshiiska doorashada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay ‘guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay Xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka.’

Sheekh Aadan Madoobe ayaa bayaan uu soo saaray ku magacaabay guddiga xildhibaanno ah oo ka kooban shan xubnood oo kala ah; Cabdisamad Maxamuud Xasan Faarax, Maxamed Faarax Nuux, Maxamed Cabdiqadir Xaaji (jeego), Mukhtar Maxamed Guled, iyo Cabdullahi Cabdi Maxamed (Geelqaad).

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker