WAXBA SOO KORDHI MAA YAAN

Waxba soo kordhimaayaan

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib baarlamaanka iyo degaanka

Cusubi maxay soo kordhinayaan ayaa lays weydiiyay

Maxay kula tahay ?

Kordhiye. Saaxiib waxyeelo mooyee waxtar masoo kordhinayaan

Waa guul ooman dhina cuunbay kaga qabanayaan

Markay soo gaadhaan waraaqaha madaxtooyadu ee la yidhaa

Soo akhrista waraaq walba waxa ku lifaaqan waxoogaa doolara

Iyo balan qaad in arimuu sidaasuun usoconayaan

Markaa boobkan xawliga ku soconaya ee reer BIIXI oo muda yar

Noqday sabool ilaa milyan dheer ayuunbaa helaya fursad kale

Oo caleentii madhsadee ay ku diirtaan.

Alla ha sahlo

Guuleed liibaan snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker