Dadweynaha Hargeysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Shidaalka Qaaliyoobay

Dadweynaha oo u badnaa darawalada gaadiidka kala duwan ee ku nool qaybo ka mida caasimada Hargeysa  ayaa sheegay in shidaalkaas qiimihiisu kor u kacay ay ku qabaan dhibaato dhaqaale oo saamaysay noloshooda.

Dadweynahaas waxay wasaaradda ganacsiga ugu baaqeen inay arrintaas wax ka qabashadeeda ka hawl-gasho, si dadka looga jabiyo qiimaha shidaalka oo saamayn ku yeeshay noloshooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker