Mayirka Hargeysa oo ka Hadlay Tuhuno lala xidiidhiyaay

Hargeysa ( OWN) Maayirka magalada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa maanta ka hadlay Tuhuno ay la xidhiidhiyeen qaar ka mida Dadweynaha Dagmada Axmed Dhagax oo sheegay inuu mayirku qabyaalad ku dhisayo dagmadiisa

” Haddii Gacmaha lay qabto, Indhaha lay qabto, wallahay inta naftu igu jirto ninka Ummadiisa u shaqaynaya ayaan ahay”.
Maayir Mooge ayaa hadankan ka sheegay goob uu xadhiga ka jarayaay Buundo laga horgaliyaa Dagmada Axmed .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker